Mabanaantahay in laquudiyo qof qaan gaar ah oo aan cududaar haysan maalin ramaadna dhexdii?

 ?هَلْ يَجُوزُ إِطْعَامُ الْمُكَلَّفِ غَيْرِ الْمَعْذُورِ فِى نَهَارِ رَمَضَان

Mabanaantahay in laquudiyo qof qaan gaar oo aan cududaar haysan maalin ramaadna dhexdii?

* Mabanaana qof qaan gaar ah oo aan cududaar haysan in laquudiyo maalin bisha ramadaan dhexdeedaa, haduu doono gaalba ha ahaadee,  mana banaana in loo fududeeyo suu ku helo lahaa quud, maxaa yeelay gaalka qaangaarkaa, wax cududaara mahaysto haduu cuno ama cabo ramadaan dhexdeeda danbi wayn baa loo qorayaa.


*Mana banaana in laiskugu kaalmeeyo danbi iyo ilaahay caasitaankiisa, maxaa yeelay ilaahay wuxuu yiri:

(( ولا تعاونوا على الإثم والعدوان))

Haiskugu kaalmaynina danbi 

iyo cadawtinimo "xad dhaaf.

"وَقَوْلِهِ ﷺ "لا طَاعَةَ لِمَخْلُوقٍ فِى مَعْصِيَةِ الخالق

.رَوَاهُ أَحْمَدُ فِى مُسْنَدِهِ

Nabigeena suuban wuxuu yiri. 

Laguma adeeci karo makhluuq wax ilaahy lagu caasinayo. 

*Ogoow danbi wayn oo liaskugu kaalmeeyo waa danbi wayn, gaalnimo oo laiskugu kaalmeeyo waa gaalnimo,

danbi yar oo laiskugu kaalmeeyo waa danbi yar. 



Wlle kusali nabigeena suuban صلى الله عليه وسلم 

لله تعالى 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 



Post a Comment

Previous Post Next Post