Cashar kusaabsan soonka kafaaidayso riix linkiga .



مَا هِىَ أركان الصوم ؟

  

Waa maxay arkaanta soomku?


Jawaab: arkaanta soomku waa labo rukni 


1️⃣ waa niyo oo niyaysanayo qofku habeenkii inuu bari soomayo, waxaana waajib ku ah qofka maalin walba oo ramadaana inuu niyadeeda layimaado.

*Niyada sida ugu dhamaystiran waa inuu qofku qalbigiisa kayiraahdo نويت صوم غد عن أداء فرض شهر رمضان هذه السنة إيمانا واحتسابا لله تعالى,

Waxaa niyaystay bari soom farad ah oo aan  gudanayo bisha ramadaan sanadkaan dhexdiisa ilaahay dartii .

Fg: mad habka imuu maalik

  

Waxaa ubanaan qofka oo kaafinaysa inuu maalinka ugu horaysa soonka niyada bishoo dhan layimaado, tusaale wuxuu dhahayaa maalinta koobaad ee bisha ramadaan:


نَوَيْتُ صِيَامَ ثَلاثِينَ يَوْمًا عَنْ شَهْرِ رَمَضَانِ هَذِهِ السَّنَة إِيمَانًا وَاحْتِسَابًا لِلَّهِ 

Waxaa niyaystay sodonka maalmood ee bisha ramadaan sanadkaan inaan soomo, 

Lkn mad habka shaaficiga niyada maalin walba  habaykeeduu  la imaabaa waana lagama  maarmaan.


2️⃣ waa inuu qofku ka afhaysto  waxyaalaha afurin kara maalinta oo dhan .


Sida .

1: Cunida iyo cabida.


2:galmada.


3:qofkii inuu iska keeno biyaha manida loo yaqaan.


4: Qofkii inuu is matajiyo.


5:Qofkii inuu gaalnimo kudhoco , ilaahay baa ka magan galnee.


Ka faaiidayso bisha ramadaan 

Wlle kusali nabigeena suuban 

لله تعالى 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. 


Post a Comment

Previous Post Next Post