رَوَى البُخَارِيُّ أَنَّ رَسُولَ اللهِ ﷺ قَالَ:
“قَالَ اللهُ تَعَالَى: كُلُّ عَمَلِ ابْنِ آدَمَ لَهُ إِلَّا الصِّيَامَ، فَإِنَّهُ لِي وَأَنَا أَجْزِي بِهِ“.
وَمَا ذَلِكَ إِلَّا لِعَظِيمِ فَضلِ الصِّيَامِ، يَدَعُ الصَّائِمُ شَهوَتَهُ وَطَعَامَهُ وَشَرَابَهُ ابتِغَاءَ رِضَا اللهِ، وَالحَسَنَةُ فِي سَائِرِ الأَعمَالِ بَعَشَرَةِ أَمثَالِهَا إِلَى سَبعِمِائَةِ ضِعفٍ إِلَى أَضعَافٍ كَثِيرَةٍ، إلَّا الصِّيَامَ فَإِنَّهُ للهِ وَهُوَ يَجزِي بِهِ،
فَالمُضَاعَفَةُ فِيهِ أَكثَرُ مِن هَذَا بِكَثِيرٍ، فَالصِّيَامُ فَرِيضَةٌ عَظِيمَةٌ قَد افتَرَضَهَا الله تَعَالَى عَلَى المُسلِمِينَ،
.
Alimaamu bukhaaru wuxuu nabigeena kawiriyay inuu yi"
Ilaahy wuxuu yiri:
*Waxkasta oo ibnu aadamku sameeyo asaga ayaa iska leh, soomaka ma ahane,
Soomku anuu iisugnaaday aana ka abaal marinaya.
*Xadiisku wuxuu ku tusinayaa soomka ajarkiisa wayn iyo fadligiisa uu ilaahay agtiisa ka leeyahay, maxaa yeelay acmaashii kaloo dhan waxaa loo tiiriyay ibnu aadamka lkn soomka ilaahay asagaa isku nisbeeyay,
Waxay tusinaysaa ajarka wayn iyo fursadaha waawayn ee kujira bisha soomka.
* taasi waxay tusinaysaa soonka fadligiisa ilaahay agtiisa uu ka leeyahay,
Maxaa yeelay qofku cuntadii cabitaankii,
Iyo waxwalba oo naftiisu ay jeclayd ayuu ilaahay dartii ugu tagayaa asagoo dalbayaa ilaahay inuu raali kanoqdo.
* waxwalba oo wanaaga oo uu qofku muslimkaa qabto waxaa loo laalaabaya ajarka todobo boqol iyo in kasii faro badan,
Soonka ilaahay ayaa yiri anuu iisugnaaday anaa ka abaal marinaya cid walba,
Waxay tusinaysaa inay kasii faro badantahy
Laalaabyada ajarka in faro badan.
* ilaahy dartii ayaa usoomantahay iska ilaali inaad wax xaaraana kudhacdid si uu ajarku kaaga nusqaamin,sida waxyaalaha ay kamid yihiin
Beenta
Isku dirida
Laadhuuga
Hadalka laqwigaa.
Badi sida waxyaalaha wanaagsan.
Akhri qur aanka
Caawi masaakiinta
Kaducayso waaridkaa "caawi
Saliga nabiga
Adkaarta soo arootay
badi ilaah bariga maxaa yeelay qofka sooman ducadiisa waa la aqbalaa
Iyo wanaagyada kale ee lamidkaa.
Wlle Kusali nabigeena suuban
Mahadsanid.
لله تعالى
اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد