الدَّلِيلُ العَقْلِيُّ على وجودِ اللهِ تعالى : نُدْركُ بِالعَقْلِ السَّلِيمِ أن الكِتَابَةَ لا بُدَّ لَهَا مِنْ كَاتِبٍ ، والضَّرْبَ لا بُدَّ لَهُ مِنْ ضَارِبٍ ، وَالبِنَاءَ لابُدَّ لَهُ مِنْ بَانٍ ،
فَإذًا هَذا العالَمُ بِمَا فِيهِ مِنْ مخلوقات لابُدَّ لَهُ مِنْ خَالِقٍ حَيٍّ مُرِيدٍ عَالِمٍ قَديرٍ وَهُوَ اللهُ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَى ، الَّذِي لا يُشْبِهُ شَيْئًا مِنْ مَخْلُوقَاتِهِ وَلا يُشَابِهُهُ شيء ،
لأَنَّهُ لا يَصِحُّ فِي العَقْلِ وُجُودُ فِعْلٍ ما بدُونِ فَاعِلٍ .
وَلا يصِحُّ أنْ يَكُونَ ذَلِكَ الفَاعِلُ طبِيعَةً ، لأن الطَّبِيعَةَ لا إرادَةَ لها، فَكَيْفَ تَخْلُقُ ؟ ولا يَصِحُّ أيضًا أنْ يَكُونَ الشيء خَالِقًا لِنَفْسِهِ .وكَذلك لا يَصِحُّ أن يَخْلُقَ الشَّيْءُ مِثْلَهُ أي مُشَابِهَهُ .
Daliilka caqligaa oo u daliila ilaahy jiritaankiisa caqli ahaan .
Waxaan ognahay ama ku haleelaynaa caqliga
toosan oo caafimaadka qaba , qoraalka inay lagama maarmaan tahay cid qortay inay jirto.
Maxaa yeelay qoraalku asagu isma qori karo.
Sidoo kale garaaca inay lagama maarmaan tahay cid garaacday inay jirto.
Sidoo kale caqliga toosan oo caafimaadka qaba
Waxaan ku haleelaynaa ama ku ogaanaynaa
Dhismaha cid dhistay inay jirto .
Maxaa yeelay shaygu asagu isma dhisi karo.
Marka sidaa daraadeed aduunkaan guud
ahaantii iyo waxa kudhex nool,
Waxaa lagama maarmaan ah , in uu jiro mid
wax abuuray oo abuuray aduunkaan guud
ahaantii iyo waxa kudhex nool,
midkaas oo
Kutilmaaman abuure awood dhamaystiran leh.
Wuxuu raba abuura wuxu raba doona wax kasta og .
Kaasna waa ilaahy سبحانه وتعالى. Aan shabihin shay kamida waxyaalaha uu abuuray , ayaguna aysan shabihin.
Caqli ahaan ma ansaxayso in lehelo fal cid samaysay aysan jirin.
Sidaa daraadeed aduunkaan iyo guud ahaan waxa kudhexnool ilaahy ayaa abuura.
Maxaa yeelay asagu isma abuuri karo.
Kafaaiidayso wlle.
اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمد كما بارك على
.إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
فضيلة الشيخ الدكتور جيل صادق