صفات الله الثلاثة عشرة Tilmaamaha ilaahay uwaajibay ee sadex tobankaa

♥️الصفة الاولى الوجود لله 💓

💓Tilmaanta ilaahay uwaajibay ee jiritaanka💓

Tilmaamaha ilaahay uwaajibay ee sadex tobanka horaa usoo sheegnay,

Mida ugu horaysay waxay ahayd tilmaanta jiritaanka ee ilaahay usugnaatay,

Marka hada ayadaan sharaxaynaa.

ilaaqur aankiisa wuxuu ku yiri:

قال تعالى:((افى الله شك))أي لا شك في وجود الله تعالى. 

Wax shakiya kuma jiro jiritaaka ilaahay. 


ilaahay wuxuu jiray ayadoo uusan aduunku jirin suu markaa ujiruu hadana ujiraa,

ilaahy jiritaankiisu bilow maleh dhamaadna maleh.


قال تعالى:((هو الأول والآخر )) 

ilaahy wuxuu yiri:

ilaahay waa midka  horeeyay horayntiisu bilow maleh dhamaadna maleh,

ilaahy waa midka waligii jiraya.


ilaahay wuxuu jiraa boos la aan meel la aan.

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

[كان الله ولم يكن شيء غيره]

رواه البخاري  

Nabigeenu wuxuu yiri:

ilaahay wuu jiray ayadoo shayna uusan jirin. 

:وقال سيدنا علي كرم الله وجهه ورضي عنه

كان الله ولا مكان وهو الآن على ماكان "

Sayidunaa cali wuxuu yiri :

ilaahay wuu jiray ayadoo boos jirin suu markaa ujiruu hada ujiraa .

وقال الإمام الطحاوي في عقيدته المشهورة التي أجمعت الامة على صحتها :

((لا تحويه الجهات الست كسائر المبدعات))

Imaamu al daxaawi wuxuu kuyiri : kitaabkiisa 

Caqiidada aldaxaawiya ee caankaa .

ilaahy makoobto Lixda jihooda "meelood.

Kor ,hoos. horay, gadaal, midig, bidix .

Akhri qayrkaana ugudbi 

فالدال على الخير كفاعله. 

Qofka khayrka dadka tusiya waxay lamid tahay asagoo sameeyay.

Wlle kusali nabigeena suuban 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. 



















Post a Comment

Previous Post Next Post