صفات الثلاثة عشرة. Kafaaiidayso casharka kusaabsan caqiidada.

♥️الصفة الثالثة القدم ♥️

Tilmaanta ilaahay uwaajibtay ee horaynta.

* Horaynta ilaahay markii tilmaantiisa tahay waxaa weeye micneheedu midka aan bilow lahayn.

* waxyaalaha uu abuuray  ama waxyaalaha dib ka imaadkaa marka ladhahayo wuu horeeyay, 

Macneheedu waxaa weeye waa shay in badan jiray ama joogay maxaa yeelay wax walba oo ilaahay kasoo haray bilow ayay leeyihiin,

ilaahy baana abuuray 


* ogoow horaynta ilaahay iyo horaynta waxyaalaha uu abuuray isuma eka,

Waxyaalaha uu abuuray horayntoodu bilow ayay leedahay ilaahay horaytiisu bilow maleh. 

.الأدلة من القرءان والحديث

قال تعالى:

(هو الأول والآخر)

ilaahay qur aanka wuxuu kuyiri:

ilaahay waa midka horeeyay ee aan bilowga lahay dhamaadna lahayn

وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم.كان الله ولم يكن شىء

غيره

رواه البخاري. 

*Nabigeenu wuxuu yiri:

ilaahay wuu jiray ayadoo shayna uusan jirin. 


Kafaaiidayso waxaa fahmi waydidna qaybta fariimaha kureeb mahadsanid ♥️

Wlle kusali nabigeena suuban. 

لله تعالى. 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. 



Post a Comment

Previous Post Next Post