((الصفة الخامسة القيام بالنفس))
Tilmaanta 5aad ee ilaahay uwaajibtay,waa ilaahay cidna inuusan ubaahanayn.
Macnaha tilmaantan waxaa weeye ilaahay inuusan ubaahnayn shayna.
* Ilaahay shayna umabaahna,
Shay walba oo asaga kasoo harayna wuu ubaahanyahy ilaahay ilbiriqsi shayna ilaahay kama maarmo.
* maxaa yeelay shaygu haduu shay ubaahdo, waxay kadhigantahay inuusan ahayn shay horeeyay ee bilow leh, taasna waa calaamada lagu garto waxyaalaha dib ka imaadkaa"waxyaalaha ilaahay abuuray,
sidaa daraadeed ilaahay mamnuuc "mustaxiil ayay katahay inuu ubaahdo waxyaalaha uu abuuray.
* Ilaahay waxba tari mayso kuwa adeeca adeecidoodu , sidoo kale ilaahay dhibi mayso
Kuwa caasiya caasitaankoodu .
*shay walba oo ilaahay kasoo haray ilaahay wuu ubaahanyahy kamana maarmo ilaahay ilbiriqsi.
قال تعالى
((والله الغني وأنتم الفقراء))
Ilaahy qur aankiisa wuxuu kuyiri:
Ilaahy cidna uma baahna,
Idinku waxaa tihiin kuwo ubaahan ilaahay.
وقال تعالى أيضا
((فإن الله غني عن العالمين)
Ilaahy wuxuu kuyiri aayad kale.
ilaahy cidna uma baahna.
Waa mid kamaarma aduunka idilkii
Cidkastana asaga way ubaahantahay.
Wlle kusali nabigeena suuban صلى الله عليه وسلم
اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
.