صفات الله الثلاثة عشرة Tilmaamaha ilaahay uwaajibay ee sadex tobankaa

 💓الصفة الثانية الوحدانية لله💓

Tilmaanta ilaahay usugnaatay ee kalinimada.

Macnaha kalinimada ilaahay waxaa weeye,

*Ilaahay wuxuu kali layahay xaqiiqadiisa "daata ahaantiisa, ilaahay ma ahan shay qayb sama sida bini aadamku uqaybsamo ama waxyaalaha kale ee uu ilaahy abuuray 

*Ilaahay ma ahan shay jir leh oo qayb sama sida waxyaalaha uu asagu abuuray ma ahan shay tiroobaya,

* Ilaahay wuxuu kali layahay xaqiiqadiisa ficilkiisa, hadalkiisa .

قال تعالى: (قل هو الله أحد )

ilaahay qur aankiisa wuxuu ku yiri:

Nabi muxamadoow waxaa tiraahdaa.

ilaahay waa kali 

Wuxuu lakaliyahy xaqiiqadiisa ficilkiisa tilmaamihiisa .

ومن الأحاديث ما رواه البخاري أنه كان صلى الله عليه وسلم إذا تعارّ من الليل قال

 لا إله إلا الله 

(.  الواحد القهار رب السموات والأرض وما بينهما العزيز الغفار

Nabigeenuna صلى الله عليه وسلم habaykii markuu baraarugo wuxuu orange jiray:

ILaah xaq lugu caabdudaa majiro ilaahay ma ahane,

Waa mid kaligiisa 

Waa mid khasba ciduu rabo

Waa midka abuuray samada arada iyo waxa udhexeeya

Waa midka amarkiisa qaalibka noqonayo marwalba

Waa mid dhaafid badan.


Wlle kusali nabigeena suuban صلى الله عليه وسلم 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. 









Post a Comment

Previous Post Next Post