Baro tilmaamaha ilaahay uwaajibay صفات الله الثلاثة عشرة

 ((الصفة السادسة القدرة))

Tilmaanta lixaad ee ilaahay uwaajibtay waa awood.

Macneheedu waxaa weey, waa Tilmaan horaysay oo ilaahay usugnaatay,

* Ilaahay waa mid leh awood dhamaystiran oo aan nusqaan lahayn shayna ilaahy ma cajis galiyo wax walba ilaahay wuu awoodaa. 

* awooda culumadu waxay kaloo kumacneeyaan, waa tilmaan ilaahay kutilmaamanyahay wuxuu rabana ku abuuraa wuxuu rabana wuu ku tirtiraa "baabi,iyaa.

* caqli ahaan waxa daliila ilaahy inuu yahy mid kutilmaaman  awood dhamaystiran oo ay uwaajibtay,

* ilaahy haduusan ahaan lahayn mid kutilmaaman tilmaantan wuxuu ahaa mid caajisa  haduu ahaa lahaa mid caajisa 

 Waxyaalaha uu abuuray majireen,

Aduunkuna majireen 

* shaygu haduu caajis yahay "midaan awood lahyn, waxay tusinaysaa nusqaan taasna ilaahy waa ka mustaxiil kamamnuuc,

Maxaa yeelay ilaahnimada waxaa shardi u ah dhamaystir.

* adilada kusoo aroortay shareecada way faro badanyahay, oo tusinaysa tilmaanta awooda

:قال تعالى 

((إن الله هو الرّزاق ذو القوّة المتين))

. القوة أي القدرة 

Ilaahy wuxuu yiri:

Ilaah waa midka usaaxiibkaa awood dhamaystiran oo aan nusqaan lahayn.

Sidoo kale ilaahay aayad kale wuxuu ku yiri. 

.وقال تعال في ءاية أخرى

(وهو على كل شيء قدير)

Ilaahy waa mid awooda shay walba .


رمضان مبارك علينا وعليكم. 

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وأنتم بخير وصحة وسلامة وعافية. 

Wlle kafaaiidayso bisha ramadaan.

Kusali nabigeena suuban 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. 







Post a Comment

Previous Post Next Post