Baro tilmaamaha ilaahay uwaajibay ee sadex tobankaa. صفات الله الثلاثة عشرة.

 (الصفة الرابعة البقاء)

(Tilmaanta afaraad  ee baaqi ahaanshaha ama waaritaanka ee ilaahayuwaajibtay).



Macnaha baaqi ahaanshaha, waxaa weeye ilaahay waa mid waligii jiraya,

Waxaana kamamnuuca inuu baa,ba,ayo.

Xag  adillada shareecada way badanyihiin. 


:قال تعالى

(ويبقى وجه ربك ذو الجلال والإكرام)

ilaahy qur aanka wuxuu kuyiri. 

Waxaa baaqi noqanaya xaqiiqada ilaahy .



. وقال البخاري في تفسير قوله تعالى 

(ويبقى وجه ربك ذو الجلال والإكرام)

. أي ملكه 

Imaamu al bukhaaru wajiga ayada lugu sheegay wuxuu ku fasiray.

ilaahy mulkigiisa ilaahnimadiisu waligii waa jiraysaa ayuu yiri".

ilaahay baaqi ahaanshihiisa mashaboho baaqi ahaanshaha waxyaalaha shareecada lugu sheegay sida janada iyo naarta.


* maxaa yeelay ilaahy baaqi ahaanshihiisu waa mid asaga usugnaaday"uwaajibay 

Shay aan asaga ahayn uma waajibin baaqi  ahaanshiisa xaqiiqadiisa ,asaga ayaa umutaystay xaqiiqadiisa.

Cidkale ooma doonin oomana waajibin. 

Xaqiiqadiisa ayay usugnaatay. 



* amaa baaqi ahaanshaha janada iyo naarta ilaahy ayaa udoonay inay baaqi ahaadaan ,

Una waa jibiya,

Lkn ayagu isuma waajibi karaan isuma dooni karaan, maxaa yeelay waa dib ka imaad "ilaahay baa abuuray.


Waxaadan fahmin qaybta fariinta kureeb.

Mahadsanid .

Wlle kusali nabigeena suuban  


. لله تعالى 

اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محمّد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 


.






Post a Comment

Previous Post Next Post