Showing posts from February, 2025
((الصفة السادسة القدرة)) Tilmaanta lixaad ee ilaahay uwaajibtay waa awood. Macneheedu waxaa weey, waa Tilmaan horaysay oo ilaahay usugnaatay, * Ilaahay waa mid leh awood dhamaystiran oo aan nusqaan lahayn shayna ilaahy ma cajis galiyo wax walba ilaah…
((الصفة الخامسة القيام بالنفس)) Tilmaanta 5aad ee ilaahay uwaajibtay,waa ilaahay cidna inuusan ubaahanayn. Macnaha tilmaantan waxaa weeye ilaahay inuusan ubaahnayn shayna. * Ilaahay shayna umabaahna, Shay walba oo asaga kasoo harayna wuu ubaahanyahy…
(الصفة الرابعة البقاء) (Tilmaanta afaraad ee baaqi ahaanshaha ama waaritaanka ee ilaahayuwaajibtay). Macnaha baaqi ahaanshaha, waxaa weeye ilaahay waa mid waligii jiraya, Waxaana kamamnuuca inuu baa,ba,ayo. Xag adillada shareecada way badanyihiin. …
♥️الصفة الثالثة القدم ♥️ Tilmaanta ilaahay uwaajibtay ee horaynta. * Horaynta ilaahay markii tilmaantiisa tahay waxaa weeye micneheedu midka aan bilow lahayn. * waxyaalaha uu abuuray ama waxyaalaha dib ka imaadkaa marka ladhahayo wuu horeeyay, Macne…
💓الصفة الثانية الوحدانية لله💓 Tilmaanta ilaahay usugnaatay ee kalinimada. Macnaha kalinimada ilaahay waxaa weeye, *Ilaahay wuxuu kali layahay xaqiiqadiisa "daata ahaantiisa, ilaahay ma ahan shay qayb sama sida bini aadamku uqaybsamo ama waxyaa…
♥️الصفة الاولى الوجود لله 💓 💓Tilmaanta ilaahay uwaajibay ee jiritaanka💓 Tilmaamaha ilaahay uwaajibay ee sadex tobanka horaa usoo sheegnay, Mida ugu horaysay waxay ahayd tilmaanta jiritaanka ee ilaahay usugnaatay, Marka hada ayadaan sharaxaynaa. ila…
🌹صفات الله الثلاثة عشر ة 🌹 ذَكَرَ الْعُلَمَاءُ أَنَّهُ يَجِبُ عَلَى كُلِّ مُكَلَّفٍ مَعْرِفَةُ ثَلاثَ عَشْرَةَ صِفَةً للهِ تَعَالَى، وَهِيَ: الْوُجُودُ وَالْوَحْدَانِيَّةُ وَالْقِدَمُ وَالْبَقَاءُ وَالْقِيَامُ بِالنَّفْسِ وَالْقُدْرَةُ وَالإِرَادَ…
⭕️• عجبًا لِأَمرِ المُؤمِن •⭕️ 📖 جاء في الحديث قال رسول الله ﷺ: عَجَبًا لأمرِ المؤمنِ إِنَّ أمْرَه كُلَّهُ لهُ خَيرٌ وليسَ ذلكَ لأحَدٍ إلا للمُؤْمنِ، إِنْ أصَابتهُ سَرَّاءُ شَكَرَ فكانتْ خَيرًا لهُ وإنْ أصَابتهُ ضَرَّاءُ صَبرَ فكانتْ خَيرًا لهُ. رواه…
▪الإيمان بالله هو أولى ما ينبغي للمرء أن يحرص عليه فهو أفضل الأعمال وأنفس النعم والمنن ومفتاح الجنة من الهلاك في الآخرة، قَالَ الْإِمَامُ عَلِيٌّ رَضِيَ اللهُ عَنْه «حَدِّثُوا النَّاسَ بِمَا يَفْهَمُونَ أَتُحِبُّونَ أَنْ يُكَذَّبَ اللهُ وَرَسُولُه*ُ…
Hadii qof sooman janaabo ku dhacdo soonkii waa maxay xukumkiisii?. Kafaaiidayso sh cabdul qaadir baajuuri. Wlle kusali rasuulkeena suuban. لله تعالى. اللهم صلّ على محمّد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمّد وعلى آل محم…
*Waxaa lawariyaa nin kamida dadka diidanaa ama inkirsanaa ilaahay jiritaankiisa in uu uyimid mid kamida khulafadii islaamka xiligaa utalinaysay wuxuu kuyiri: *(( culumada waqtigaaga jooga waxay leeyihiin: Aduunkaan waa la abuuray, aniguna diyaar wax…
الدَّلِيلُ العَقْلِيُّ على وجودِ اللهِ تعالى : نُدْركُ بِالعَقْلِ السَّلِيمِ أن الكِتَابَةَ لا بُدَّ لَهَا مِنْ كَاتِبٍ ، والضَّرْبَ لا بُدَّ لَهُ مِنْ ضَارِبٍ ، وَالبِنَاءَ لابُدَّ لَهُ مِنْ بَانٍ ، فَإذًا هَذا العالَمُ بِمَا فِيهِ مِنْ مخلوقات لابُ…
Jawaab , xaaskaagu waysada waykaa jabisa, Madhabka shaaficiga marka laga hadlayo . ilaahy qur aankiisa wuxuu kuyiri , (أو لا مستم النساء) Ama haweenka taabataaan, imaamu alshaafici lamsiga wuxuu ku fasiray lamsiga labo jir inay istaabtaan yaysan…