Soomku wuxuu sabab unoqdaa in ergada lagaa aqbalo, kafaaidayso.

. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم  ،ثلاثة حق على الله أن لا يرد لهم دعوة)) ،الصائم حتى يفطر ،والمظلوم حتى ينتصر  ((والمسافر حتى يرجع  . رواه الترمدي  Nabigeena suuban wuxuu yiri: Sadex ilaahay baryadooda maceliyo, Qofka sooman ilaa uu ka afuro, Qofka…

Fadliga qofka sooma bisha ramadaan.

.قال رسول الله صلى الله عليه وسلم   ((من صام رمضان إيمانا واحتسابا غفر له ما تقدم من ذنبه )) .رواه البخاري Nabigeena suuban wuxuu yiri: Qofkii sooma bisha ramadaan asagoo usoomaya rumayn uu ilaahy rumeeyay, Iyo inuu ajar ilaahy ka rajaynayo Ilaahay wu…

Cashar kusaabsan soonka kafaaidayso riix linkiga .

مَا هِىَ أركان الصوم ؟    Waa maxay arkaanta soomku? Jawaab: arkaanta soomku waa labo rukni  1️⃣ waa niyo oo niyaysanayo qofku habeenkii inuu bari soomayo, waxaana waajib ku ah qofka maalin walba oo ramadaana inuu niyadeeda layimaado. *Niyada sida ug…

Ajarka soonka ee ilaahay uyaboohay muslimiinta.

رَوَى البُخَارِيُّ أَنَّ رَسُولَ اللهِ ﷺ قَالَ:  “قَالَ اللهُ تَعَالَى: كُلُّ عَمَلِ ابْنِ آدَمَ لَهُ ‌إِلَّا ‌الصِّيَامَ، فَإِنَّهُ لِي وَأَنَا ‌أَجْزِي بِهِ“.  وَمَا ذَلِكَ إِلَّا لِعَظِيمِ فَضلِ الصِّيَامِ، يَدَعُ الصَّائِمُ شَهوَتَهُ وَطَعَامَهُ…

Baro tilmaamaha ilaahay uwaajibay صفات الله الثلاثة عشرة

((الصفة السادسة القدرة)) Tilmaanta lixaad ee ilaahay uwaajibtay waa awood. Macneheedu waxaa weey, waa Tilmaan horaysay oo ilaahay usugnaatay, * Ilaahay waa mid leh awood dhamaystiran oo aan nusqaan lahayn shayna ilaahy ma cajis galiyo wax walba ilaah…

صفات الثلاثة عشرة. Kafaaiidayso casharka kusaabsan caqiidada.

♥️الصفة الثالثة القدم ♥️ Tilmaanta ilaahay uwaajibtay ee horaynta. * Horaynta ilaahay markii tilmaantiisa tahay waxaa weeye micneheedu midka aan bilow lahayn. * waxyaalaha uu abuuray  ama waxyaalaha dib ka imaadkaa marka ladhahayo wuu horeeyay,  Macne…

Load More
That is All